Deeyoo.com. Heestan Leebkii Jaceylka waxa ay Fanaanadan weyn and Somali Diva Maryan Mursal Ciise qaaday 40 sano ka hor, hada ayey cusbooneysiisay, waa Musigii Bashiir Hanuuniye ee nagula raaxeysta.