Ereyada iyo codka:Najma ali Camera 🎥:Abdalla booyoow Sound engineer:cqaadir kaalmooy Vedio waxaaa lakala duubay 3jeer haljeer kamid ah waa markaa masraxa taaganhy nasiib daro se wuunaga baxay qeebtii labaad markaan duubnay ayaa xanuunkii hooyo kusiyadey dib ayaan oga mashquulnay dib ayeeyna mar 3aad uduubnay waana geeridii hooyo kadib waan rajeynaa inuu idiin qancin doono insha allaah Wakanaa facebook pagekeyga https://www.facebook.com/Najmuush/ Wakanaa instgramkeyga saxda ah https://instagram.com/najmo_koos?r=nametag #najmaali#qalinjabin #تخرج #nashiido

Nashiido Aqsaa phalstian Asad Hagio